Yeremyaah 42:5 ~ Ieremia 42:5

picture

M arkaasay Yeremyaah ku yidhaahdeen, Rabbigu dhexdeenna ha ku ahaado markhaati run iyo daacad ah, haddaannan wada samayn waxyaalihii Rabbiga Ilaahaaga ahu uu noogu soo kaa dhiibo oo dhan.


Atunci ei au zis lui Ieremia:,, Domnul să fie un martor adevărat şi credincios împotriva noastră, dacă nu vom face tot ce-ţi va porunci Domnul, Dumnezeul tău, să ne spui!

Continue reading Report error