Yeremyaah 42:20 ~ Иеремия 42:20

picture

W aayo, idinku nafsaddiinnaad aad u khiyaanayseen, maxaa yeelay, waxaad ii dirteen Rabbiga Ilaahiinna ah, oo aad igu tidhaahdeen, Rabbiga Ilaaheenna ah noo bari, oo wax alla wixii Rabbiga Ilaaheenna ahu uu kugu soo yidhaahdaba noo soo sheeg, oo annaguna waannu samayn doonnaa.


вы совершили страшную ошибку, когда вы сами послали меня к Господу, нашему Богу, сказав: «Помолись о нас Господу, нашему Богу, и перескажи нам все, что Господь, наш Бог, скажет, и мы это исполним».

Continue reading Report error