Yeremyaah 42:18 ~ 耶 利 米 書 42:18

picture

W aayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sidii xanaaqaygii iyo cadhadaydii ay kuwii Yeruusaalem degganaa ugu dheceen oo kale ayaa cadhadaydu idiinku dhici doonta markaad dalka Masar gashaan, oo weliba waxaad wada noqon doontaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar, iyo cay, oo meeshanna mar dambe ma aad arki doontaan innaba.


萬 軍 之 耶 和 華 ─ 以 色 列 的 神 如 此 說 : 我 怎 樣 將 我 的 怒 氣 和 忿 怒 傾 在 耶 路 撒 冷 的 居 民 身 上 , 你 們 進 入 埃 及 的 時 候 , 我 也 必 照 樣 將 我 的 忿 怒 傾 在 你 們 身 上 , 以 致 你 們 令 人 辱 罵 、 驚 駭 、 咒 詛 、 羞 辱 , 你 們 不 得 再 見 這 地 方 。

Continue reading Report error