Yeremyaah 42:11 ~ Jeremiah 42:11

picture

B oqorka Baabuloon oo aad ka baqaysaan ha ka cabsanina. Rabbigu wuxuu leeyahay, Innaba isaga ha ka cabsanina, waayo, anigaa idinla jira inaan idin badbaadiyo oo aan gacantiisa idinka samatabbixiyo.


Be not afraid of the king of Babylon, whom ye are afraid of; be not afraid of him -- an affirmation of Jehovah -- for with you I, to save you, and to deliver you from his hand.

Continue reading Report error