Yeremyaah 42:10 ~ Jeremiah 42:10

picture

H addaad dalkan sii joogtaan, waan idin dhisi doonaa, oo idinma dumin doono, oo waan idin beeri doonaa, oo idinma rujin doono innaba, waayo, waan ka qoomamooday masiibadii aan idinku sameeyey.


If ye will still abide in this land, then I will build you, and not pull you down, and I will plant you, and not pluck you up; for I repent of the evil that I have done unto you.

Continue reading Report error