Yeremyaah 41:8 ~ Ieremia 41:8

picture

L aakiinse waxaa dhexdoodii laga helay toban nin oo Ismaaciil ku tidhi, Ha na dilin, waayo, annagu waxaannu leennahay kayd sarreen iyo shaciir iyo saliid iyo malab ah oo duurka ku dhex qarsoon, sidaas daraaddeed iyagii wuu iska dhaafay oo walaalahood lama uu layn.


Dar s'au găsit printre ei zece oameni cari au zis lui Ismael:,, Nu ne omorî, căci mai avem merinde ascunse în cîmp: grîu, orz, untdelemn şi miere!`` Atunci el i -a cruţat, şi nu i -a omorît împreună cu fraţii lor.

Continue reading Report error