O o markay magaalada dhexdeedii yimaadeen ayaa Ismaaciil ina Netanyaah kulligood wada laayay, oo isagii iyo raggii la socday meydkoodii god bay ku rideen.
And when they came into the city, Ishmael son of Nethaniah slew them, and cast them into the midst of the cistern pit—he and the men with him.
Continue reading Report error