Yeremyaah 41:5 ~ Ieremia 41:5

picture

a yaa nimani waxay ka yimaadeen Shekem iyo Shiiloh iyo Samaariya, oo waxay ahaayeen siddeetan nin oo gadhadhkii iska xiiray, oo dharkoodiina jeexjeexay, oo jidhkoodii googooyay, oo gacmaha ku sida qurbaanno iyo foox ay guriga Rabbiga u wadaan.


au venit din Sihem, din Silo şi din Samaria, optzeci de oameni, cu barba rasă şi cu haine sfîşiate, cari îşi făcuseră tăieturi în piele; aveau daruri de mîncare şi tămîie, ca să le aducă la Casa Domnului.

Continue reading Report error