Yeremyaah 41:2 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 41:2

picture

M arkaasaa waxaa sara joogsaday Ismaaciil ina Netanyaah iyo tobankii nin ee isaga la socday, oo Gedalyaah ina Ahiiqaam oo ahaa ina Shaafaan ayay seef la dheceen oo isagay dileen kaasoo boqorkii Baabuloon uu dalka taliye uga dhigay.


ثُمَّ قامَ إسْماعِيلُ بْنُ نَثَنْيا وَالرِّجالُ العَشْرَةُ الَّذِينَ كانُوا مَعَهُ، وَاغتالُوا جَدَلْيا بْنَ أخِيقامَ، وَهُوَ الَّذِي عَيَّنَهُ مَلِكُ بابِلَ مُشرِفاً فِي الأرْضِ.

Continue reading Report error