Yeremyaah 41:16 ~ Єремія 41:16

picture

M arkaasaa Yooxaanaan ina Qaaree'ax iyo saraakiishii ciidammada ee isaga la jirtay oo dhammu waxay soo kexeeyeen dadkii hadhay ee uu dhammaan ka soo caymiyey Ismaaciil ina Netanyaah markuu Misfaah ku dilay Gedalyaah ina Ahiiqaam dabadeed, oo kuwaasu waxay ahaayeen raggii dagaalka, iyo naagihii, iyo carruurtii, iyo bohommadii ee uu ka soo celiyey Gibecoon.


І взяв Йоханан, син Кареахів, та всі військові зверхники, що були з ним, усю решту народу, яку він вернув від Ізмаїла, сина Нетаніїного, з Міцпи, по тому, як той убив Ґедалію, сина Ахікамового, мужів вояків, і жінок, і дітей, і евнухів, що вернув з Ґів'ону.

Continue reading Report error