M arkaasaa Ismaaciil wuxuu maxaabiis ahaan u kaxaystay dadka hadhay oo dhan, xataa gabdhihii boqorka iyo dadkii Misfaah ku hadhay oo dhan, kuwaasoo Nebuusaradaan oo ahaa sirkaalkii waardiyayaashu uu u dhiibay Gedalyaah ina Ahiiqaam. Ismaaciil ina Netanyaah maxaabiis ahaan ayuu u kaxaystay, oo wuxuu u ambabbaxay inuu reer Cammoon u gudbo.
І Ізмаїл узяв у полон усю решту народу, що був у Міцпі, царських дочок та ввесь народ, що зостався в Міцпі, якого Невузар'адан, начальник царської сторожі, доручив був Ґедалії, синові Ахікамовому. І забрав їх у полон Ізмаїл, син Нетаніїн, і пішов, щоб перейти до Аммонових синів.
Continue reading Report error