Yeremyaah 40:16 ~ Jeremías 40:16

picture

L aakiinse Gedalyaah ina Ahiiqaam wuxuu Yooxaanaan ina Qaaree'ax ku yidhi, Adigu waxan waa inaadan innaba samayn, waayo, been baad Ismaaciil ka sheegaysaa.


Pero Gedalías hijo de Ajicán le dijo a Johanán hijo de Careaj: «No lo hagas. Eso que dices de Ismael es una falsedad.»

Continue reading Report error