M arkaasaa Yooxaanaan ina Qaaree'ax si qarsoodi ah Gedalyaah ugula hadlay Misfaah, oo wuxuu ku yidhi, Waan ku baryayaaye inaan tago ii fasax, Ismaaciil ina Netanyaah aan soo dilee oo ciduna ma ogaan doonto. Bal muxuu kuu dilayaa oo ay Yuhuuddii kugu soo wada ururtay oo dhammu u kala firdhaan, oo intii dadka dalka Yahuudah ka hadhayna ay u dhintaan?
Тогава Иоанан Кариевият син говори скришно на Годолия в Масфа, казвайки: Нека отида сега и убия Исмаила Натаниевия син; и никой няма да се научи за това. Защо да ти отнеме живота, и така всичките събрани около тебе юдеи да се разпръснат, и останалите от Юда да загинат?
Continue reading Report error