S idaas oo kalena Yuhuuddii reer Moo'aab, iyo reer Cammoon, iyo reer Edom dhex joogtay oo dhan, iyo kuwii dalalka kale joogay oo dhammuba markay maqleen in boqorkii Baabuloon uu qaar kaga tegey dalkii Yahuudah iyo inuu iyagii madax uga dhigay Gedalyaah ina Ahiiqaam oo ahaa ina Shaafaan
Likewise, also all the Jews who were in Moab and among the sons of Ammon and in Edom and who were in all the other countries, heard that the king of Babylon had left a remnant for Judah, and that he had appointed over them Gedaliah the son of Ahikam, the son of Shaphan.
Continue reading Report error