K anu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid markii Nebuusaradaan oo sirkaalkii waardiyayaasha ahaa uu Yeremyaah oo silsilado ku xidhan iyo dadka Yeruusaalem iyo kuwa dalka Yahuudah maxaabiis ahaan Baabuloon ugu kaxaynayay oo uu Yeremyaah Raamaah ku sii daayay.
This is the word which came to Jeremiah from the Lord after Nebuzaradan, captain of the prison soldiers, had let him go from Ramah. He had taken him there in chains with all the other people of Jerusalem and Judah who were being taken to Babylon.
Continue reading Report error