O o markii lagu dhoco bal maxaad samayn doontaa? In kastoo aad dhar guduudan xidhatid, iyo in kastoo aad dahab isku sharraxdid, iyo in kastoo aad indhakuul iska badisidba, waxtarla'aan baad isu qurxinaysaa, waayo, kuwii ku caashaqi jiray way ku wada quudhsadaan, oo waxay doonayaan inay nafta kaa qaadaan.
Что же ты делаешь, опустошенная? Для чего одеваешься в пурпур, для чего надеваешь золото и подводишь глаза? Напрасно ты прихорашиваешься. Тебя презирают любовники и хотят отнять у тебя жизнь.
Continue reading Report error