W aayo, dadkaygu waa nacasyo, oo aniga ima ay yaqaaniin. Iyagu waa carruur caqlidaran, oo innaba waxgarasho ma leh. Inay xumaan sameeyaan way u caqli badan yihiin, laakiinse inay samaan sameeyaan innaba aqoon uma leh.
For my people foolish, me they have not known, Foolish sons they, yea, they not intelligent, Wise they to do evil, And to do good they have not known.
Continue reading Report error