Yeremyaah 4:1 ~ Jeremiah 4:1

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Dadka Israa'iilow, haddaad soo noqotaan, waa inaad xaggayga u soo noqotaan, oo haddaad karaahiyadiinna hortayda ka fogaysaanna innaba laydin dhaqdhaqaajin maayo.


If you will return, O Israel, says the Lord, if you will return to Me, and if you will put away your abominable false gods out of My sight and not stray or waver,

Continue reading Report error