Yeremyaah 39:9 ~ 耶 利 米 書 39:9

picture

M arkaasaa Nebuusaradaan oo ahaa sirkaalkii askarta wuxuu Baabuloon maxaabiis ahaan ugu kaxaystay dadkii magaalada ku hadhay, iyo kuwii cararay ee isaga u galay, iyo dadka intiisii kale ee hadhayba.


那 時 , 護 衛 長 尼 布 撒 拉 旦 將 城 裡 所 剩 下 的 百 姓 和 投 降 他 的 逃 民 , 以 及 其 餘 的 民 都 擄 到 巴 比 倫 去 了 。

Continue reading Report error