Yeremyaah 39:4 ~ Еремия 39:4

picture

O o Sidqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah iyo raggii dagaalka oo dhammuba markay iyagii arkeen ayay carareen, oo waxay goor habeennimo ah magaaladii kaga bexeen jidkii beerta boqorka ee u dhowaa iriddii labada derbi u dhaxaysay, oo isna wuxuu maray jidkii Caraabaah.


А Юдовият цар Седекия и всичките военни мъже, когато ги видяха, побягнаха и излязоха през нощ из града по пътя на царската градина, през портата, която е между двете стени; и излезе по пътя към полето.

Continue reading Report error