Yeremyaah 38:23 ~ Иеремия 38:23

picture

M arkaasay naagahaaga oo dhan iyo carruurtaadaba reer Kaldayiin u bixin doonaan, oo adiguna gacantooda sina ugama baxsan doontid, laakiinse waxaa ku qabsan doonta gacanta boqorka Baabuloon, oo magaaladanna dab baa lagu gubi doonaa.


Всех твоих жен и детей выведут к халдеям. Ты и сам не спасешься от их рук, но будешь схвачен царем Вавилона, а этот город будет сожжен.

Continue reading Report error