Yeremyaah 38:22 ~ 耶 利 米 書 38:22

picture

B al ogow, naagaha guriga boqorka dalka Yahuudah ku hadhay dhammaantood waxaa loo bixin doonaa amiirrada boqorka Baabuloon, oo naagahaasi waxay odhan doonaan, Saaxiibbadaa ayaa ku khiyaaneeyey oo way kaa adkaadeen oo haddana cagahaagii waxay ku dhex tiimbadeen dhoobada, oo iyana dib bay kaaga noqdeen.


猶 大 王 宮 裡 所 剩 的 婦 女 必 都 帶 到 巴 比 倫 王 的 首 領 那 裡 。 這 些 婦 女 必 說 : 你 知 己 的 朋 友 催 逼 你 , 勝 過 你 ; 見 你 的 腳 陷 入 淤 泥 中 , 就 轉 身 退 後 了 。

Continue reading Report error