Yeremyaah 38:2 ~ Еремия 38:2

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Kii magaaladan sii joogaaba wuxuu ku dhiman doonaa seef, iyo abaar, iyo belaayo, laakiinse kii reer Kaldayiin u baxaa wuu noolaan doonaa, oo naftiisuna waxay isaga u ahaan doontaa sidii booli oo kale, wuuna noolaan doonaa.


Така казва Господ: Който остане в този град, ще умре от меч, глад и мор; но който излезе при халдейците, ще остане жив; животът му ще бъде като подарък и ще живее;

Continue reading Report error