Yeremyaah 38:18 ~ Єремія 38:18

picture

l aakiinse haddaadan amiirrada boqorka Baabuloon u bixin, markaas magaaladan waxaa lagu ridi doonaa gacanta reer Kaldayiin, oo dab bay ku gubi doonaan, adiguna gacantooda kama baxsan doontid.


А якщо ти не вийдеш до вавилонського царя, то це місто буде дане в руку халдеїв, і вони спалять його огнем, і ти не втечеш з їхньої руки...

Continue reading Report error