Yeremyaah 38:17 ~ Иеремия 38:17

picture

M arkaas Yeremyaah wuxuu Sidqiyaah ku yidhi, Rabbiga ah Ilaaha ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Haddaad amiirrada boqorka Baabuloon u baxdid, naftaada iyo reerkaaguba way noolaan doonaan, oo magaaladanna dab laguma gubi doono,


Тогда Иеремия сказал Цедекии: – Так говорит Господь, Бог Сил, Бог Израиля: «Если ты сдашься полководцам царя Вавилона, твою жизнь пощадят, а этот город не сожгут, и ты, и твоя семья уцелеете.

Continue reading Report error