Yeremyaah 37:7 ~ Єремія 37:7

picture

R abbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Boqorka dalka Yahuudah oo ii soo kiin diray inuu wax i weyddiisto waxaad ku tidhaahdaan, Bal eeg, ciidanka Fircoon oo u soo baxay inuu ku caawiyo, waxay ku noqon doonaan dalkoodii Masar.


Так промовив Господь, Бог Ізраїлів: Так скажете до Юдиного царя, що послав вас до мене поспитати мене: Ось фараонове військо, що вийшло вам на поміч, вернеться до свого краю, до Єгипту.

Continue reading Report error