Yeremyaah 37:2 ~ Иеремия 37:2

picture

L aakiinse isagii, iyo addoommadiisii, iyo dadkii dalka toona midkoodna ma maqlin erayadii Rabbiga ee uu isagu kaga hadlay Nebi Yeremyaah.


Ни он, ни его слуги, ни народ страны не слушали слов Господа, произнесенных через пророка Иеремию.

Continue reading Report error