Yeremyaah 37:13 ~ 耶 利 米 書 37:13

picture

O o markuu iriddii reer Benyaamiin joogay waxaa isna halkaas joogay sirkaal waardiyayaasha madax u ahaa, oo magiciisa la odhan jiray Yiriyaah ina Shelemyaah, oo ahaa ina Xananyaah, oo isna Yeremyaah buu qabtay oo wuxuu ku yidhi, Adigu waxaad u gelaysaa reer Kaldayiin.


他 到 了 便 雅 憫 門 那 裡 , 有 守 門 官 名 叫 伊 利 雅 , 是 哈 拿 尼 亞 的 孫 子 、 示 利 米 雅 的 兒 子 , 他 就 拿 住 先 知 耶 利 米 , 說 : 你 是 投 降 迦 勒 底 人 哪 !

Continue reading Report error