B oqorkii dalka Yahuudah oo ahaa Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah sannaddiisii shanaad bisheedii sagaalaad waxaa dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhan iyo dadkii Yeruusaalem uga yimid magaalooyinka dalka Yahuudah oo dhan loogu dhawaaqay inay Rabbiga hortiisa ku soomaan.
În al cincilea an al domniei lui Iehoiachim, fiul lui Iosia, regele lui Iuda, în luna a noua, tot poporul Ierusalimului şi tot poporul care venise din cetăţile lui Iuda la Ierusalim a fost chemat la un post înaintea Domnului.
Continue reading Report error