Yeremyaah 36:32 ~ Єремія 36:32

picture

M arkaas Yeremyaah wuxuu soo qaaday kitaab kale oo duudduuban, oo wuxuu u dhiibay karraanigii ahaa Baaruug ina Neeriiyaah, oo isna wuxuu afka Yeremyaah ka qoray erayadii ku yiil kitaabkii Yehooyaaqiim oo boqorka dalka Yahuudah ahu uu dabka ku gubay oo dhan, oo weliba waxaa iyagii lagu sii daray erayo kale oo badan oo iyagii la mid ah.


І Єремія взяв іншого звоя, і дав його писареві Барухові, синові Нерійїному, і той написав на ньому з Єреміїних уст усі слова тієї книги, яку спалив був Єгояким, цар Юдин, в огні, і до них було додано ще багато подібних слів.

Continue reading Report error