Yeremyaah 36:26 ~ Єремія 36:26

picture

M arkaas boqorkii wuxuu Yeraxme'eel ina Hammeleg, iyo Seraayaah ina Casrii'eel, iyo Shelemyaah ina Cabdeel ku amray inay karraanigii Baaruug iyo Nebi Yeremyaahba soo qabtaan, laakiinse Rabbigaa qariyey.


І наказав цар Єрахмеїлові, синові царевому, і Сераї, синові Азріїловому, і Шелемії, синові Авдіїловому, взяти писаря Баруха й пророка Єремію, та Господь їх сховав.

Continue reading Report error