K itaab duudduuban soo qaad, oo waxaad ku qortaa erayadii aan wakhtigii Yoosiyaah iyo ilaa maantadan la joogo inta ka dhex leh kugula hadlay oo dhan, kuwaas oo ka gees ahaa dalka Israa'iil, iyo dalka Yahuudah, iyo quruumaha oo dhan.
– Возьми свиток и запиши в него все слова, которые Я говорил тебе об Израиле, Иудее и всех народах с того времени, как Я начал говорить с тобой в дни правления Иосии вплоть до этого дня.
Continue reading Report error