Yeremyaah 36:14 ~ Иеремия 36:14

picture

S idaas daraaddeed amiirradii oo dhammu waxay Baaruug u soo direen Yehuudii ina Netanyaah oo ahaa ina Shelemyaah ina Kuushii, oo waxay ku yidhaahdeen, Kitaabkii duudduubnaa oo aad dadka dhegihiisa ku akhriday soo qaad oo noo kaalay. Markaasaa Baaruug ina Neeriiyaah gacanta ku soo qaaday kitaabkii duudduubnaa, oo iyagii u yimid.


все приближенные отправили Иегудия, сына Нафании, внука Шелемии, правнука Кушия, сказать Баруху: «Принеси свиток, который ты читал народу, и сам приходи». И Барух, сын Нирии, пришел к ним со свитком в руках.

Continue reading Report error