Yeremyaah 34:7 ~ 耶 利 米 書 34:7

picture

m arkii boqorkii Baabuloon ciidankiisii uu la dirirayay Yeruusaalem, iyo magaalooyinkii dalka Yahuudah oo hadhay oo dhan, iyo xataa Laakiish iyo Caseeqaah, waayo, magaalooyinkaas deyrka lahaa ayaa ka hadhay magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan. Xorayntii Addoommada


那 时 , 巴 比 伦 王 的 军 队 正 攻 打 耶 路 撒 冷 , 又 攻 打 犹 大 所 剩 下 的 城 邑 , 就 是 拉 吉 和 亚 西 加 。 原 来 犹 大 的 坚 固 城 只 剩 下 这 两 座 。

Continue reading Report error