O o adiguna gacantiisa kama aad baxsan doontid, laakiinse hubaal waa lagu qabsan doonaa, oo gacantiisaa lagugu ridi doonaa, oo indhahaaguna waxay fiirin doonaan indhaha boqorka Baabuloon, oo isna afkiisuu kula hadli doonaa, oo Baabuloon baad tegi doontaa.
وَأنتَ يا صِدْقِيّا لَنْ تَنجُوَ مِنْ يَدِهِ، لأنَّكَ سَتُمسَكُ وَتُسَلَّمُ لِيَدِهِ. سَتَرَى مَلِكَ بابِلَ عَيناً لِعَينٍ، وَسَيَتَكَلَّمُ مَعَكَ وَجهاً لِوَجهٍ، ثُمَّ سَتَذهَبُ إلَى بابِلَ.
Continue reading Report error