Yeremyaah 34:20 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 34:20

picture

w axaan kulligood ku wada ridi doonaa gacanta cadaawayaashooda, iyo gacanta kuwa naftooda doondoonaya, oo meydkooduna wuxuu cunto u noqon doonaa haadka samada iyo dugaagga dhulka.


سَأُسَلِّمُهُمْ إلَى يَدِ أعدائِهِمْ وَيَدِ الَّذِينَ يُرِيدُونَ قَتلَهُمْ. وَسَتَكُونُ جُثَثُهُمْ طَعاماً لِطُيُورِ السَّماءِ وَوُحُوشِ الأرْضِ.

Continue reading Report error