Yeremyaah 33:5 ~ Єремія 33:5

picture

I yagu waxay u imanayaan inay reer Kaldayiin la diriraan, laakiinse waxay meeshan ka buuxin doonaan dad dhintay meydadkood, kuwaasoo aan cadhadayda iyo xanaaqayga ku laayay, oo aan dhammaantood xumaantooda aawadeed magaaladan wejigayga uga qariyey.


приходять вони воювати з халдеями, щоб доми понаповнювати людськими трупами, що вразив Я гнівом Своїм та люттю Своєю, і сховав Я від міста оцього обличчя Своє за все їхнє зло:

Continue reading Report error