Yeremyaah 33:13 ~ Еремия 33:13

picture

M agaalooyinka buuraha, iyo magaalooyinka dooxada, iyo magaalooyinka koonfureed, iyo dalka reer Benyaamiin, iyo meelaha Yeruusaalem ku wareegsan, iyo magaalooyinka dalka Yahuudahba adhyuhu mar kalay hoos mari doonaan kan tirinaya gacmihiisa, ayaa Rabbigu leeyahay.


В планинските градове и в полските градове, В южните градове и във Вениаминовата земя, В околностите на Ерусалим и в Юдовите градове, Пак ще минават стадата Под ръката на ония, които ги броят, казва Господ.

Continue reading Report error