Yeremyaah 33:11 ~ Jeremiah 33:11

picture

c odka farxadda, iyo codka rayraynta, iyo codka arooska, iyo codka aroosadda, iyo codka kuwa leh, Rabbiga ciidammada u mahadnaqa, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa, iyo kuwa guriga Rabbiga allabaryo mahadnaqid ah keena. Waayo, maxaabiista dalka waan soo celin doonaa sidii markii hore oo kale, ayaa Rabbigu leeyahay.


the voice of joy and the voice of gladness, the voice of the bridegroom and the voice of the bride, the voices of those who sing as they bring sacrifices of thanksgiving into the house of the Lord, Give praise and thanks to the Lord of hosts, for the Lord is good; for His mercy and kindness and steadfast love endure forever! For I will cause the captivity of the land to be reversed and return to be as it was at first, says the Lord.

Continue reading Report error