Yeremyaah 32:8 ~ 耶 利 米 書 32:8

picture

M arkaasaa ina-adeerkay Xanameel iigu yimid barxaddii xabsiga sidii erayga Rabbigu ahaa, oo wuxuu igu yidhi, Waan ku baryayaaye beertayda ku taal Canaatood oo dalka reer Benyaamiin ku dhex taal iga iibso, waayo, inaad dhaxasho adigaa xaq u leh, oo furashadeedana adigaa leh, haddaba soo iibso, oo markaasaan ogaaday in kaasu Eraygii Rabbiga yahay.


我 叔 叔 的 兒 子 哈 拿 篾 果 然 照 耶 和 華 的 話 來 到 護 衛 兵 的 院 內 , 對 我 說 : 我 在 便 雅 憫 境 內 、 亞 拿 突 的 那 塊 地 , 求 你 買 來 ; 因 你 買 來 是 合 乎 承 受 之 理 , 是 你 當 贖 的 。 你 為 自 己 買 來 罷 ! 我 ─ 耶 利 米 就 知 道 這 是 耶 和 華 的 話 。

Continue reading Report error