D ad baa beero lacag kaga iibsan doona dalka reer Benyaamiin iyo meelaha Yeruusaalem ku wareegsan oo dhan, iyo magaalooyinka dalka Yahuudah, iyo magaalooyinka buuraha ku yaal, iyo magaalooyinka dooxada ku yaal, iyo magaalooyinka koonfureedba, oo warqadda heshiiskana way qori doonaan oo shaabadayn doonaan, oo markhaatiyaalna way u yeedhi doonaan, waayo, anigu maxaabiistooda waan soo celin doonaa ayaa Rabbigu leeyahay.
Men will buy fields for money, sign deeds and seal them, and take witnesses, in the land of Benjamin, in the places around Jerusalem, in the cities of Judah, in the cities of the mountains, in the cities of the lowland, and in the cities of the South; for I will cause their captives to return,’ says the Lord.”
Continue reading Report error