B al ogaada, waxaan iyaga ka soo dhex ururin doonaa waddammadii aan xanaaqayga iyo dhirifkayga iyo cadhada weyn ugu kexeeyey oo dhan, oo meeshan ayaan mar kale ku soo celin doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa inay ammaan ku degganaadaan.
Я непременно соберу их из всех земель, в которые Я изгнал их в гневе, ярости и страшном негодовании; Я приведу их обратно в этот край и дам им жить в безопасности.
Continue reading Report error