Yeremyaah 32:3 ~ Jeremiah 32:3

picture

W aayo, Sidqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah ayaa isaga xidhay, oo wuxuu ku yidhi, War maxaad wax u sii sheegtaa, adigoo leh, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, magaaladan waxaan gelin doonaa gacanta boqorka Baabuloon, oo isna wuu qabsan doonaa,


For Zedekiah king of Judah had shut him up, saying, “Why do you prophesy and say, ‘Thus says the Lord: “Behold, I will give this city into the hand of the king of Babylon, and he shall take it;

Continue reading Report error