Yeremyaah 32:24 ~ Ieremia 32:24

picture

B al eeg tuulmooyinka! Magaalada waa loo yimid in la qabsado, oo waxaa magaaladii la geliyey gacantii reer Kaldayiinkii iyada la diriray, waana seefta iyo abaarta iyo belaayada aawadood. Wixii aad ku hadashay way ahaadeen, oo bal eeg, adiguba waad u jeeddaa.


Iată, şanţurile de apărare se înalţă împotriva cetăţii şi o ameninţă; cetatea va fi dată în mînile Haldeilor cari luptă împotriva ei, biruită de sabie, de foamete şi de ciumă. Ce ai spus Tu s'a întîmplat: Tu însuţi vezi!

Continue reading Report error