Yeremyaah 32:20 ~ Еремия 32:20

picture

W axaad ilaa maantadan calaamooyin iyo yaababba ku dhex samaysay dalkii Masar, iyo reer binu Israa'iil dhexdooda, iyo dadka kale dhexdoodaba, oo magac baad samaysatay siday maantadan tahay.


Ти, Който си извършил знамения и чудеса в Египетската земя, известни дори до днес и в Израел, и между другите хора, и си придоби име, каквото е днес;

Continue reading Report error