X agga talada waad ku weyn tahay, oo xagga shuqulkana waad ku xoog badan tahay. Indhahaagu way u furan yihiin jidadka binu-aadmiga oo dhan, si aad mid kasta ugu abaalmarisid sidii jidkiisu ahaa iyo sidii midhaha falimihiisu ay ahaayeen.
great in counsel and magnificent in works: for thine eyes are open upon all the ways of the sons of men to give unto each one according to his ways and according to the fruit of his doings;
Continue reading Report error