Yeremyaah 31:9 ~ Еремия 31:9

picture

I yagoo ooyaya bay iman doonaan, oo anoo qalbi qaboojinaya ayaan soo hor kici doonaa, oo waxaan iyaga soo ag marin doonaa durdurro biya ah iyo jid toosan oo ayan ku dhex turunturoon doonin, waayo, aabbaan reer binu Israa'iil u ahay, oo Efrayimna waa curadkaygii.


С плач ще дойдат, И като се молят ще ги доведа; Ще ги доведа до водни реки през прав път, В който няма да се спънат; Защото съм Отец на Израиля, И Ефрем е първородният Мой.

Continue reading Report error