B al ogaada, waxaan iyaga ka soo kaxayn doonaa dalka woqooyi, waanan ka soo ururin doonaa dhulka darafyadiisa, oo waxaan iyaga la soo keeni doonaa indhoolaha iyo curyaanka, iyo naagtii uur leh, iyo tii ilmo la foolanaysa. Iyagoo guuto weyn ah ayay halkan ku soo noqon doonaan.
Я приведу их из северных стран, соберу их с краев земли. Среди них и незрячие, и хромые, беременные и роженицы – сюда возвратится великое сборище.
Continue reading Report error