Yeremyaah 31:37 ~ 耶 利 米 書 31:37

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Haddii samada sare la qiyaasi karo, amase aasaaska dhulka hoose la soo baadhi karo, markaas aniguna farcanka reer binu Israa'iil oo dhan waan u wada xoori doonaa wixii ay sameeyeen oo dhan aawadood, ayaa Rabbigu leeyahay.


耶 和 華 如 此 說 : 若 能 量 度 上 天 , 尋 察 下 地 的 根 基 , 我 就 因 以 色 列 後 裔 一 切 所 行 的 棄 絕 他 們 。 這 是 耶 和 華 說 的 。

Continue reading Report error