Yeremyaah 31:34 ~ 耶 利 米 書 31:34

picture

M ar dambe nin kastaaba deriskiisa wax ma bari doono, oo nin kastaaba walaalkiis wax ma bari doono, isagoo ku leh, Rabbiga garo, waayo, kulli way i garan doonaan, kooda ugu yar ilaa kooda ugu weynba, ayaa Rabbigu leeyahay, waayo, xumaantooda waan cafiyi doonaa, oo dembigoodana kol dambe ma xusuusan doono.


他 們 各 人 不 再 教 導 自 己 的 鄰 舍 和 自 己 的 弟 兄 說 : 你 該 認 識 耶 和 華 , 因 為 他 們 從 最 小 的 到 至 大 的 都 必 認 識 我 。 我 要 赦 免 他 們 的 罪 孽 , 不 再 記 念 他 們 的 罪 惡 。 這 是 耶 和 華 說 的 。

Continue reading Report error